Anigiyo adigaba connection
Jawigena cawa wa selection
Anigiyo adigaba connection
Jawigena cawa wa selection
Sikaleto igu celcli markaleto
My Soweto ani ma ku haysto
Tookaleto kama ado meelkaleto
Kaalay ii noqo liin macaanto
Anigiyo adigaba sensation
Hada kaalay noken solution
Anigiyo adigaba sensation
Hada kaalay noken solution
Anigo dhan bby adiga i leh
Caawo dhan bby adiga i leh
Sikaleto igu celcli markaleto
My soweto ani ma ku haysto
Tookaleto kama ado meelkaleto
Kaalay ii noqo liin macaanto