Musbaxiyo nuur iifaa tahay
Musbaxiyo nuur iifaa tahay
Midig iyo bidix baad ii tahay
Midii aan naawilayaa tahay
Mataantii xubigaa tahayoo
Macantan muudsanaya tahay
Midig iyo bidix baad ii tahay
Midii aan naawilayaa tahay
Mataantii xubigaa tahayoo
Macantan muudsanaya tahay
Malabooy bby Dahab baatahay
Malabooy Bby Dayax baatahay
Malabooy malabooy mizki baatahay
Malabooy ma galbii malab baatahay
Malabooy xayaatii malab baatahay
Malabooy bby Dahab baatahay
Malabooy Bby Dayax baatahay
Malabooy malabooy mizki baatahay
Malabooy ma galbii malab baatahay
Malabooy xayaatii malab baatahay
Mahiigaan curtaad ii tahay
Miiraale roobaad ii tahay
Mahiigaan curtaad ii tahay
Miiraale roobaad ii tahay
Maaliniyo habeen baad ii tahay
Marwadaan raadinayaa tahay
Milicsigii indhahaa tahoyoo
Muuqdheertaan dawanaya tahay
Maaliniyo habeen baad ii tahay
Marwadaan raadinayaa tahay
Milicsigii indhahaa tahoyoo
Muuqdheertaan dawanaya tahay
Malabooy bby Dahab baatahay
Malabooy Bby Dayax baatahay
Malabooy malabooy mizki baa tahay
Malabooy ma galbii malab baatahay
Malabooy xayaatii malab baatahay
Malabooy bby Dahab baatahay
Malabooy Bby Dayax baatahay
Malabooy malabooy mizki baa tahay
Malabooy ma galbii malab baatahay
Malabooy xayaatii malab baatahay