LyricFind Logo
LyricFind Logo
Profile image icon
Lyric cover art

KU QODBEE

Apple Music logo
Deezer logo
Spotify logo
Lyrics
Inta qaradod Gabdhaha ku nool
Midan ka qatay midi an ka qatay
Qaliyey qurux iigu noolow
Yartaay qoorta dheer qalanjoy
Rabaa qiima kuu dhameeyay
Hablaha qurayshtad la qabtahay
Bby my bby Inta nala kala qubin
qofba meel u dagin Qumaneey
Kalaay Qoysan yagleelne
kalay qoysan yaglelne
Qunyar hadalkiyo Qoorarsi
Eegmada qoton joogiyo
Qaabsocodka Lafyaha
Qiyasteda Qarni igu qadaneyse
Ku qodbee quruxdii oo dhan
Quman udgoon hadaan
Qeexi la qorxda dhaceysa
Qaboowi laheed dunidaan
Qabyada ah qalqali laheed
La Ma qarin karee Qurayshta
ka Maseerileed ku qodbe
Quruxdii oo dhan
Quman udgoon hadaan
Qeexi la qorxda dhaceysa
Qaboowi laheed dunidaan
Qabyada ah qalqali laheed
La Ma qarin karee Qurayshta
ka Maseerileed ku qodbe
Quruxdii oo dhan

WRITERS

Murzall Voice

PUBLISHERS

Lyrics © O/B/O DistroKid

Share icon and text

Share


See A Problem With Something?

Lyrics

Other

LyricIQ Analysis

Top Emotion

Enjoyment

Sentiment
Thumbsup IconThumbsup Icon
Theme

None