Gob bogsiisa boogta iga baanta.
Bashar xalaala xumaha iga baaja
Boqol haween dhan burji igu beera
Kor barwaqo isha buuxsha arageda
Arageedda kaliyaa caashaq beera
Naf baraartay xiisuhu ku jibaarmay
Basanbaskiyo boholyowgi mar ilowday
Dereen buxa boqol dhafay xiskii ku sii bahay
Kor barwaqo isha buuxsha arageda
Arageedda kaliyaa caashaq beeral