Ana la'antaa harsan maayo
Ana la'antaa harsan maayo
Hadan ku arag joogi maayo
Heebintadana dhaafi maayo
Hadan ku arag joogi maayo
Heebintadana dhaafi maayo
Anoon ku hellin farxi maayo
Hadal Kari maaye i hano huno
Arooskeenu habsaami maayo
Anoon ku hellin farxi maayo
Hadal Kari maaye i hano huno
Arooskeenu habsaami maayo
Hadaan ku daawan jiifi maayo
Hiloowgaadana hilmami maayo
Hadaan ku daawan jiifi maayo
Hiloowgaadana hilmami maayo
Harkaagana diidi maayooo!!
Anoon ku hellin firxi maayo
Hadal kari maaye ihano huno
Arooskeena habsaami maayo
Anoon ku hellin firxi maayo
Hadal kari maaye ihano huno
Arooskeena habsaami maayo